Dhismaha wajiga labaada Ee xarunta Xabsiga dhexe magalada Baydhabo oo la dhagax dhigay.

0
186

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadalada iyo Garsoorka maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ka dhagax dhigey dhismaha wajigisi labaad ee xarunta xabsiga dhaxe Ee magaaladaasi.

Munaasabad dhagax dhiga waxa kaso wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Ciidanka Booliiska ee degmada Baydhabo iyo Mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.