Dhismaha xabsiga cusub ee magaalada Laascaanood oo la dhagax dhigay

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay xabsi cusub kaasi oo dhismihiisa taabagelinayso Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka SSC Khaatumo, Saraakiisha Booliiska Degamada iyo xubno ka socday Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here