Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dhagax dhigay Dhismaha cusub ee uu yeelan doono Jeelka-weyn ee Magaalada Oodweyne.
Munsabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada oodweyne odyaasha dhaqanka iyo ururada bulashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


