Dhismaha Xafiisyada maamulka kulliyadda ciidanka Asluubta ee Garoowe oo xariga laga jaray

0
39

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir Ku-xiegenka Wasaaradda Amniga Puntland Axmed Maxamuud Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Sarreeye Guuto Saxar-diid Maxamed Axmed ayaa siwada jir ah xarigga uga jaray xafiisyada Maamulka Kulliyadda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen. Calinuur ee Garoowe taasoo iskutashi ah lagu dhisay.

Munaasabada xarigjarka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka Nugaal kan degmada Garoowe iyo saraakiil ciidan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.