Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Xariga ka jaray Dhismayaasha Wasaaraddaha Shaqada,Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland kuwaas oo lagu sameeyay dib u dayac tir iyo dhismayaaal cusub.
Munaasabadda xarig jarka ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland waxaa ku wehlinayey Wasiiro ka tirsan wasaaradaha dowladda Goboleedka Puntland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.