Dhismaha xarun Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshisiinta Galmudug oo laga dhagax dhigay Dhuusamareeb.

0
52

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug kaasi oo laga hergeliyay magaalada Dhuusamareeb.

Munaasabadda dhagax-dhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka, Wasiir dowladaha wasaradda Arrimaha Gudaha Galmudug iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here