Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland, Ismaaciil Axmed Garas ayaa xariga jaray dhismaha xarunta caafimaadka Deegaanka Qaam Qaam ee hoosyimaada Magalaada Kismaayo.
Daahfurka xaruntan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Agaasimeyaal, Xubno ka socday Wasaaradda Caafimaadka maamulka Jubbaland iyo bulshada ku nool Deegaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player