Dhismaha xarunta Caafimaadka degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan oo mareysa heer gabo gabo ah.

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhismahan oo ka kooban afar qol oo laba ka mid ah isku go’an yihiin ayaa qorshaha uu yahay in loo dhameystiro agabka caafimaadka si meesha looga saaro baahida caafimaad ee ka jirta degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan.

Magaalada Feerfeer ee gobolka Hiiraan ayaa hadda laheyn goob caafimaad oo lagu daaweeyo bukaannada.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.