Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degamada Carmo ee Gobalka Bari ayaa laga dhagax dhigay dhismaha xaruunta daryeelka caruurta agoonta ah waxaana dhulka lagu dhisaayo xaruntaan ku deeqay Suldaan Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax.
Dhagax dhiga dhismahaan ahaa ayaa waxaa goob joog Gudoomiye kuxigeenka Degamada Carmo, Salaadiin, Culimo udiin, Cuqaal, Dhallinyaro, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.