Dhismaha xarunta degmada Axmad Dhagax oo xariga laga jaray

0
96

Baladwayne (Radio Beerlula )-Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Soomaliland Cabduraxmaan Cabdulaahi Saylici ayaa xariga ka jaray xarunta dhismaha degmada Axmed Dhagax.

Munaasabada xariga looga jaray xarunta ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Soomaliland,Xildhibaano, Wasiiro, Odayaal iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.