Dhismaha xarunta Degmada Kaaraan oo xariga laga jaray.

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Degmada Kaaraan oo dib-u-dhis balaaran lagu sameyay.

Munaasabadda xarig jarka waxa ka qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Abshir Maxamed (Abshir Kaaraan) Wasiiro, Xildhibaano, iyo mas’uuliyiin kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.`