Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta Dowladda Hoos ee Degmada Baxdo oo loo dhisay qaab casri ah.
Munaasabada Xarig jarka waxaa kusugnaa maamulka degmada baxdo wasiiro iyo waxgaradka degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


