Dhismaha xarunta Gargaarka degdega ah oo laga daahfuray laascaanood

0
130

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Laascaanood ka daahfuray dhismaha Xarunta Gargarka Degdegga ah iyo Bakhaarka Kaydka Raashinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

waxaa ka qeyb galay munaasibadda furitaanka Wasiirka Gargaarka Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Cabdirisaaq Hindi, wasiirrada Diinta iyo Awqaafta, Tamarta iyo Biyaha maamulkaas, iyo madaxda shirkadda qandaraaska ku guuleysatay.

Warkan Waxaa inoo Haya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here