Dhismaha xarunta keydka xogta Somaliland oo laga dhagax dhigay Hargeysa

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda maamulka Soomaliland Axmed Yuusuf Idiris ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta keydka xogta Qaranka.

Dhagax dhiga xarunta ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro xildhibaana Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda iyo marti Sharaf kale duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here