Dhismaha xarunta qaabiladda qaxootiga magaalada Boosaaso oo xariga laga jaray.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cali Faarax Farmayeeri ,Xogyaha Dowladda Hoose ee Boosaaso Ismaaciil Cali Jaamac , Maamulaha Shirkadda Deyaar Eng. Cabdiraxmaan Garoon iyo Masuuliyiin ka socotay Hay’adaha UNCHR iyo NRC ayaa siwada jir ah xarigga uga jaray dhismaha Xarunta qaabiladda qaxootiga ee magaalada Boosaaso .

Dhismaha xaruntan ayaa loo dhisay hab casri ah iyadoo lagu qaabili doono qaxootiga, hay,adaha caawiya dadka danta yar iyadoo sidoo kale ay ku shaqeyn doonaan qaar kamid ah wasaaradah Jubbaland.

Warbixint6aan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here