Dhismaha xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland eengobolka Togdheer oo la dhagax dhigay.

0
64

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta maamulka soomaliland cali Xasan maxamed ayaa Dhagax dhigay dhismaha cusub oo ay yeelanayso Xarunta Wasaarada Warfaafinta ee magalada Burco ee Gobalka together.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiinta gobalka together Wasiiro katirsan maamulka Soomalind qurbo jooga dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud