Dhismaha xarunta wasaaradda beeraha Soomaaliya oo laga dhagax dhigay magaalada Muqdisho

0
201

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun cusub oo weyn oo casri ah, taas oo ay yeelan doonto Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya.

Munaasabadda lagu dhagax dhigayay xaruntan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka beeraha Soomaaliya, xildhibaano, howlwadeennada wasaaradda beeraha Soomaaliya iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here