Dhismaha xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah oo laga dhagax dhigay Muqdisho.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax-dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee isku xira Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir, taasoo sii marta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagax dhigga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada wadajir, Ganacsato, Agaasimeyaal iyo qaar kamid ah Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here