Dhismaha xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland oo laga dhagax dhigay Hargeysa.

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka dhagax dhigay dhismaha Mashuuraca Barwaaqo ee loogu talagalay in loogu adeego Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee maamulkaasi.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ka ahaa Agaasimaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha SLN , Wasiiiro , Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kasocotay Mashuuraca Barwaaqo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal  Daahir Waaneey.