Dhismayaal cusub oo lagu kordhinaayo dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa oo la dhagax dhigay.

0
218

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynis ee Somaliland Axmed Maxamed Diriye ayaa magaalada Hargeysa ka dhagax-dhigay Dhismayaal cusub oo lagu kor dhinaayo dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa.

waxaa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland iyo mas’uuliyin katirsan wasaarada howlaha guud ee Somaliland iyo shirkada dhismaha ee SOM.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi