Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Cadaado mudane farax Diiriye Warsame ayaa xariga ka jaray dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyay dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Iftiin Gidhays ee deegaanka Gidhays gobolka Galgaduud
munaasbada xarig jarka waxa kaqeyb galay madaxa waxbarashada degmada Cadaado,Gudomiyaha dhalinyarada Galmudug iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


