Culimada gobolka Banaadir oo codsaday lacag dhan 10 kun oo dollar oo lagu dhisay madaraso iyo masjid.

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan oo ay qaar kamid ah culimada gobolka Banaadir ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid baaq loogu jeedinayay dadka muxsiniinta ah si ay uga qeyb qaataan bixinta 10,000 dlr oo deen ahaan loogu yeeshay Masjid laga hergeliyay Degmada Daarusalaam .

Lacagtaan ayaa ku baxday dhismaha Masjidkan oo socday mudo Sadax sano ah kaasi oo ka kooban Madraso lagu baradoono Qur,aanka iyo qeyb lagu cibaadeeysto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here