Dhismayaal lagu soo kordhinayo iskuulka Ayaanle ee Ceynaba oo la dhagax dhigay.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka Saraar Abuukar Shide Cali ayaa magaalada Ceynaba ka dhagax dhigay dhismayaal cusub oo lagu soo kordhinaayo dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Ayaanle.

Waxa ka qeyb kalay dhagax dhiga maamulka dugsiga Ayaanle mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada gobolka Saraar iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi