Dhismayaal lagu soo kordhiyay xarumo caafimaad oo ku yaalla gobolka Togdheer oo xariga laga jaray

0
147

Baladweyne  (Radio Beerlula )-Isku duwaha wasaaradda Caafimaadka Somaliland ee gobalka Togdheer Dr Cabdicasiis Cumar Muuse ayaa xariga kajaray dhismayaal cusub oo laga soo kordhiyay xaruumaha Caafimaadka ee degmooyinka Dururqsi iyo degmada Harada.

Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay maamulka degmooyinkan ,odyaal iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here