Dhismayaal sharci darro ah oo laga hirgeliyay deegaanka Dowgaab ee gobolka Mudug oo la burburiyay.

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidanka Booliska Galmudug oo kaashanaya maamulka iyo shacabka deegaanka Dowgaab ayaa howgal ku burburinayay dhismayaal si-sharci daro ah looga hirgaliyay dhul daaqsimeedka ku yaal deegaanka Dowgaab ee degmada Hobyo.

Intii uu socday howlgalka ayaa waxaa la burburiyay dhismaayaal baraago iyo beero shirmo ah oo dad gaar ah sameeysteen.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan