Dhismo cusub oo lagu kordhiyey xarunta keydka daawooyinka Somaliland oo xariga laga jaray.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Puntland Musadiq Maxamed Musadiq iyo Gudoomiyah degmada Bosaaso Cabdifataax Maxamed Cismaan (Shalne) ayaa si wadajir xariga ugu jaray 50 Guri Suuq iyo School oo loo dhisay Dadka barakacayaasha ah ee magaalada Bosaaso si ay u noqdaan dad deegaan ah oo la xuquuq ah Bulshada kale ee Puntland iyadoona Qoys walba lagu wareejiyay Mulkiyadda Gurigooda.

Munaasabada xarig jarka ka waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Gobolka Bari kan degmada Bosaaso Wasiiro ka tirsan Dowladda Puntland Masuuliyiin ka socotay Hay’adaha deeqda bixiyay iyo Bulshada Kaamka Girible 2 ee Magaalada Bosaaso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.