Dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay Dugsiga Sayla oo xariga laga jaray

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Sayla ee Gobalka Hawd ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Sayla kaasi oo dhib u dhis iyo balaarin lagu sameeyay.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Soomaliland,Agaasimeyaal, Bahda waxbarashada,Wax garad iyo Haween.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here