Dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka degmada Dhoobleey oo xariga laga jaray.

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka mamulka Jubbaland ayaa xarigga ka jaray dhismo cusub ee lagu kordhiyay Isbitaalka guud ee demada Dhoobley.

Xarig jarka dhismaha isbitaalka ayaa  waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda cafimaadka Jubbaland xildhibaano ururada bulashada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen