Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Sheakh ee Gobalka Saaxil ayaa dhagax dhismaha cusub ee lagu soo kordhin doono Saldhiga Ciidanka Booliska Degmadaasi.
Qaybtaan cusub ee lagu kordhin doono ayaa Hool ay fariistaan Ciidanka Booliska iyo labo qol oo loogu talagalay Maxabiista iyadoo dhagax dhiga ay goob joog ahaa Gudoomiyaha ku xigeenka Degmada sheakh, Saraakiil , Taliyaha Ciidka Booĺiska Soomaaliland iyo Masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player