Dhul sanado badan si sharci darro ah looga heystay qoys ku nool Gaalkacyo oo lagu wareejiyay

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxkamada Gobalka Mudug ayaa Qoys Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Gaalkacyo ku wareejisay Dhul sanado badan si sharci darro ah looga heystay.

Dhulka ayaa waxaa si sharci daro ah u heystay shaqsi isku shegayay milkilaha dhulka balse heystay dukumiinti qaldan iyadoo maxkamadda ay dhulkan u xukuntay qoyskii lahaa kuwaasi oo maxkamadda la wadaagay Dhokomintiyada saxda ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.