Dhul si sharci darro ah lagu heysto oo lagu wareejiyay muwaadinkii lahaa magaalada Muqdisho.

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taliyaha saldhiga degmada kaxda oo fulinayo xukunka amar kasoo baxay Maxkamadda gobalka Banadir ayaa Cali Xuseen Axmad ku wareejisay dhul milkiyadiisa muddo sagaal sano ah la isku heystay kaasi oo ku yaalla degmada kaxda ee gobolka banadir

Wareejinta dhulkan iyo xukunka maxkamada ayaa waxaa goob joog ka haa maamulka Degmada kaxda sarakiisha ciidaanka, gudomiyaha maxkamada iyo masuuliyin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here