Baladweyne (Radio Beerlula)-Ceel biyoodka Deegaanka Marjiicley ee gobolka galgaduud ayaa dib u hagaajin casri ah iyo qalabeyn solar system ah lagu sameyay si looga maarmo shidaalka matoorka oo markii hore bulshada deegaanka ay ku dhib qabeen waxaa sidookale dib u dayactir lagu sameeyay ceelka oo bulshada ka cabanayeen biyo yaraan .
Warbixintan waxaa soo jeedina Aadan Cabdi Axmed.