Dib u dayactir lagu bilaabay garoonka diyaaradaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Buulaburte oo kaashanayo shacabka magaalada ayaa garoonka diyaaradaha degamada Buulaburte ka bilaabay olole isku tashi ah oo lagu carabuuxinyo meelaha godadka ah ee garoonka.

Intii uu socday ololahan ayaa waxaa garoonka laga qabtay shaqooyin lataaban karo iyadoo dhinaca raanweydka ay bulshada iyo maamulka xooga saareen maadama ay cabasho badan ka muujiyeen diyaaradaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan