Dib u dayactir lagu bilaabay iskuulka deegaanka Farjano.

0
194

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka deegaanka Farjano ee dowlad Gobaleedka Puntland oo kaashanayo Bulshada ayaa dhagax dhigay dhismaha iskuulka Farjano islamarkaana dib u dayactir lagu sameeynaayo kaasi oo isku tashi bulsho lagu dhisaayo.

Ardayda dhigto iskuulkaan ayaa hada wax  ku barta guro kiro ah.

warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here