Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa dib u dayac tir ku sameeysay wadooyinka xaafadda Hodan ee magaalada Garoowe.
Wadooyinka oo marin muhiim u ah isku socdka gadiidka iyo dadweynaha xaafada hodan ee magaalada Garoowe ayaa waxaa hori usoo gaaray bubur xoogan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.