Baladweyne (Radio Beerlula)-Qeybta diyaaradaha ku ordan ee loo yaqaano Ranweyga ee garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee Magaalada Baladweyne ayaa lagu bilaabay dib u dayactir lagu sameynayo kadib markii burbur xoogan uu soo gaaray qeybtan taasoo keentay in hakad la galiyay duulimadyadii ka soo degi jiray garoonka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.
Audio Player