Dib u dayactir lagu sameeyay buundada degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

0
63

Baladwayne (Radio Beerlula )-Degmada Buula burte ee gobalka Hiiran ayaa laga bilaabay dhismaha Buundada oo ay saameeysay fatahaadii kudhuftay magaladaasi

Dhismaha Buundada ayaa wax iska kaashanay Dhismaheed Ganacstada Degmada Buula burte iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada bula burte.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.