Dib u dayactir lagu sameeyay qaar kamid ah wadooyinka magaalada Garoowe.

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa dib u dayac tir ku sameeysay qaar kamid ah wadooyinka laamig ah ee magaaladaasi.

Dib u dayac tirkaan ayaa laga sameeyay wadooyinka xaafaddaha Horseed iyo Waaberi ee magaalada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here