Diiwaangelinta doorashooyinka qof iyo cod oo laga bilaabay magaalada Jowhar.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magaalada Jowhar ka daah-furay ololaha diiwaan-gelinta codbixiyaasha doorashooyinka qof iyo codka ah ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, gudiga dooroshooyiinka Qaranka iyo shacabka magaalada Jowhar.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here