Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa laga daah furay diwaangelinta codbixiyasha golaha deegaanka degmada Garowe iyo deegannada hoos taga ee gobolka Nugaal.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.
Audio Player