Diwaangelinta dadweynaha ee doorashada qof iyo cod oo laga bilaabay degmada Shangaani.

0
143

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah uga bilaabatay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka ayaa safaf dhaadheer u galay goobaha diiwaan-gelinta, iyaga oo muujinaya rabitaan xooggan oo ku aaddan inay codkooda dhiibtaan si ay u doortaan wakiillada matalaya.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here