Diwaangelinta gaadiidka gobolka Awdal oo laga bilaabay magaalada Boorama.

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal ayaa laga bilaabay ololaha Diwaangelinta gaadiidka.

Diwaangelinta gaadiidka ayaa waxa ay door muhiim ah ka qaadan doontaa aqoonsiga iyo habsami u socodka shaqada gaadiidleyda Gobalka Awdal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here