Diyaar garowga ciida oo laga dareemayo goobaha lagu qurxiyo haweenka ee Baladweyne.

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Goobaha Lagu saaro Cilaanka isla markaana lagu qurxiyo haweenka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul badan maadaama maalmo kooban ay naga xigaan munasabadda ciidul fidriga.

Xiligaan oo kale markii lagaaro goobahaan cilaan saarka waxaa soo buux dhaafiyo Haween badan oo isku diyaarinayo munaasabadda ciidul fidriga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here