Diyaar garowga ciidul Fidriga oo laga dareemayo goobaha lagu qaado sawirada Baladweyne.

0
191

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Phootooyinka ku yaalo magaalada Baladweyne ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad uxoogan maadama ay food inuga soo haayso munaasabada ciidul fidriga .

Phootooyinka laga dareemayo mashquul badan waxaa kamid ah phooto Alpha iyo phootada best_portrait iyagoo bulshada baladwyne ka qaadayo sawiro ay iskugu diyaarinayaa munaasabada ciid.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here