Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardayda fasalka 12aad ee Wax kabarato dugsiyada sare ee Magaalada Baladweyne ayaa wada diyaargaroow goodii ugu dambayn ee ku aadan imtixaanka Qaranka oo ay u fariisan doonaan 6-6-2025 ka.
Tirada ardayda oo gaaraya kumaan arday ah ayaa bilaabay dib u maraajaceyn ku saabsan Cashiradii ay soo qaateen sanad dugsiyeedkaan, ka shaqeynta imtixaanadii hore loo qaaday iyo waliba diyaarin agabka laga maarmaanka u ah Xilliga imtixaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


