Diyaarad dagaal oo ay ciidanka Cirka Hindiya lahaayeen oo Burburtay.

0
395

Baladweyne(Radio Beerlula)- Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa MIIG 27 oo ay lahaayeen Ciiddanka Cirka Hindiya ee IAF oo ku burburtay meel ku dhow Degmadda Jodhpur ee Gobalka Rajistthan ee dalkaasi.

Wakaalladda Wararka Hindiya ee  Times of India (TOI) reported ayaa sheegtay inuu Duuliyihii Diyaaradda uu ka badbaaday shilkaasi, kadib, markii uu Diyaaradda kaga booday Baarshuutka.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku jirtay Duullimaad caadi ah, isla markaana ay cillad dhinaca Matoorka u burburtay.

Warar hordhac ayaa sheegaya inaysan jirin khasaaro nololeed iyo mid hantiyeed oo ka dhashay burburka Diyaaradaasi.

Wa Diyaaradii Labaad ee ay Ciiddanka Cirka Hindiya lahaayeen ee burburta bishan March oo keliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here