Diyaarad kuwa xamuulka oo markii ugu horeysay ka degtay garoonka diyaaradaha degmada Jalalaqsi.

0
352

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Cagajoof (Dabashe) iyo saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay garoonka diyaaradaha degmada Jalalaqsi oo in muddo ah aan shaqeyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here