Donald Trump oo lagu soo oogay dacwado cusub.

0
157

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale lagu soo eedeeyey dacwad la xiriirta doorashadii dhacday sannadkii 2020-ka ee uu kaga adkaaday madaxweynaha hadda talada haya Joe Biden.

Trump waxaa lala soo eedeeyey 18 qof oo kale oo ay ku jiraan qareenkiisa Rudy Giuliani iyo madaxii shaqalaha Aqalka Cad Mark Meadows.

Eedaha lagu soo eedeeyey Trump waxaa ka mid ah musuq, ku xadgudub dhaartii uu u dhaartay xafiiskiisa, been abuur dokumentiyo iyo eedo kale.