Baladwayne (Radio Beerlula )-Madasha Baraarug ayaa magalada Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan dib u eegista dastuurka dalka
Madashan ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.