Dood Cilmiyeed ku saabsan doorka Haweenka iyo Warbaahinta Digital-ka ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb .

0
98

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa lagu qabtay kulan dood cilmiyeed ah oo looga hdlaayay door haweenka ee warbaahinta digitalka ah .

Kulankan dood ah ayaa waxaa kazoo qeeybgalay wasiiro maamulka degmada Dhuusamareeb suxufiyiin iyo qeeybo kamid ah ururada Bulshada rayidka ah.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.